Wasaaradda Dhalinyarada Jubbaland oo ka hadashay doorka Dhalinyarada Siyaasadda

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland Faduma Cali Cabdikariin ayaa ka hadashay doorka haweenka ee ka qeyb galka siyaasada iyadoo sheegtay in Haweenka Door weyn ay ka qaataan Dowlad dhiska Soomaaliyeed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here