Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo tababar u furtay Ciyaartooyo iyo qaar kamdi ah Garsoorka Ciyaaraha Degmada Kismaayo

0
299

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarad iyo ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland   ayaa maanta tababrkaan u furtay kudhawaad sodon xubnood oo isugu jiray Ciyaartooyo tababarayaasha kooxaha iyo qaar kamdi ah Garsoorka kubada cagta Degmada Kismaayo waxaana tababarkaan lagu baraayay sida loo xaliyo qilaafyada mararka qaar ka dhex dhaco kooxaha marka ay  tartamada socdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here