Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha jubbaland oo kulan la qaadatay Dhalinyarada Madasha Maan-kulan

0
399
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulankaan oo ay wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha dowlad goboleedka Jubbaland la qaadatay Madashada akhriska iyo qoraalka Maankulan iyo Hay’adaha waay -biir ayaa ku saabsanaa isbarasho iyo is xog waraaysi,waxaana kulan shir gudoominayay Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland.
Xamdi Maxammed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here