Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay bandhiga Mashruuca Dalbile

0
86

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ayaa Kismaayo ku qabtay bandhiga shaqooyinka ee mashruuca Dalbile oo ku saabsan habka ay dhalinyarada u sameysan lahaayen hal abuuro ganacsi oo ay ku shaqesan karaan, mashrucaan ayaa waxaa maalgalisay hay’adda (UNFPA), ayadoo ay fulisay hay’adda Irisehub waaxda DalBile.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here