Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbland iyo, Shirkada tayo jobis ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Kismaayo, ku kala sixiixday heshiis wada shaqeyneed oo la xiriira fursadaha shaqo ee ay dhalinta Jubbaland heli karaan.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.