Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Xariga Ka Jaray Xarunta Dhalinyara Jubbaland oo Ka Mid ah Xarumaha Loogu Adeego Dhalinyarada Reer ajubbaland taas oo La Doonayo Iney Shaqo Abuur u noqoto guud ahaan Dhalinyarada Jubbaland.
Munaasabada Ayaa ahayd mid Si Heersare Loosoo Agaasimay Waxaana Kasoo Qeyb galay Qaar Kamid ah Dhalinyarada Jubbaland oo Bogaadiyey Hormarka ay Wado Wasaaraddu iyadoo Xoojineyso dadaalada Dar-dargalinta Shaqo abuurka Dhalinyarada.
Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.