Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo daah-furtay xarun Dhalinyarada muhiim u ah

0
198

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruntaan uu Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubaland uu daahfuray ayaa ah xarun ay dhalinyarada ku nool deegaanka ay ka heli doonaan adeegyo kala duwan,waana xarun ay u baahnaayeen dhalinyarada ku nool degmada kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here