Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo daah furtay tartanka ciyaaraha Kubadda cagta Xaafadaha Kismaayo

0
73

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa daah furtay tartanka kubada cagta Kismaayo oo ay ka qayb galayaan xafadaha kala duwan ee ka kooban tahay magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here