Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo Buugaag ku wareejisay Maamulka Degmada Af-madoow

0
237

Af-madoow(Idaacadda Waamo)-Degmada Af-madoow ayaa lugu qabtay munaasabad lugu wareejinayay  Buuggag  uu gaarsiiyay Agaasimaha Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlad goboledka Jubbland  buuggaagtan ay gaarsiisay wasaaradda  ayaaa waxaa isku soo xil-qaamay qaar ka mid ah  ururada ka jira Jubbland.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here