Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo baaq u dirtay Dhalinyarada

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Dalkeena Somaliya 70% dadka kunool lagu qiyaasaa inay dhalinyaro yihin ayaanay inta dhalinyaradu xooga saarin waxyaabaha ay bulshada kusoo kordhin karaan iyagoo leh xirfadii iyo sidoo kale aqoontiiba

Agasimaha Guud ee wasarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Gobalwwdka Jubbaland Axmad Farac Ali Aways ayaa dhalinyarada somaliyeed ugu baaqay inay ka faa’iidaystaan khayraadka yaala dalka isla markaana ay aqoontooda ugu adegaan bulshadooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here