Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo 80 geed ku wareejisay Ururka dhalinyarada Degmada Kismaayo

0
217

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Geedaha ay Dhalinyarada & Ciyaaraha Jubbaland ay ku wareejisay Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa Gaarayo ilaa 80 Geed oo kala duwan kuwaas oo loogu tala galay In Lagu Dhireeyo Xarumaha Dowlada iyo Goobaha kale ee Muhiimka u ah Dadka Deegaanka.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here