Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha jubbaland oo wada qorshe lagu hormarinayo xarumaha Dhalinyarada

0
342

Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxaa magaalada  kismaayo kuyaala xarumo kala duwan oo kashaqeeya hormarinta Dhalinyarada kuwaas  oo qaarkod ay hay,ado gacanta ku hayaan .
Hadaba Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha  dowlad goboledka Jubbaland.
Cabdirixmaan Xaji Cabdi  aya sheegay in wasaaradu  ay  wado qorshe  lagu midaaynayo Xarumaha hormatinta dhalinyarada .
R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here