Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubbaland oo ka hadashay doorkeeda hormarinta Dhalinyarada

0
255
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland ayaa ka warbixisay muhiimadda dhalinyarada ay u leedahay in ay ka soo muuqdaan siyaasadda dalka.
Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi  ayaa sheegay in ay sameeynayaan kulamo dhalinyarada lagu wacyi galinayo iyo doodo looga hadlayo doorka dhalinyarada ay ku leeyihiin siyaasadda dalka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here