Wasaaradda dhalinyada iyo cayaaraha Jubbaland oo shir layeelatay Hay’addaha la shaqeeya wasaaradda .

0
235
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen wakiilo ka socday  Hay`adaha wada shaqeeynta la leh   Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha dowlad goboledka Jubbanad iyo Mas’uuliyiin kale waxaana looga hadlayay doorka ay Hay’aduhu ka qaataan dhismaha iyo horumarinta dowlad wanaagga .
shirkan oo ay  sanad kiiba mar  qabato wasaaradda   ayaa loogu magacdaray shirka sanadlaha ah ee abaal marinta iyo kala war qaadashada.
Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay Hamdi Mahamed Yasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here