Wasaaradda Dhalinayarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo soo saaraysa sharciga dhalinyarada

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Dhalinayarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa wada dadaalo lagu horumarinayo dhalinayarada sida in xirfado la baro dhalinyadda, xooginta ciyaaraha loo qabto kooxaha kala duwan ee ka dhisan deegaanada iyo dagmooyinka Jubbaland iyo in la qabto barnaamijyo ay dhalinayaradu hibadooda ku soo bandhigayaan, Dhanka kale Wasaaaradda ayaa wada diyaarinta sharciga dhalinyarada kaas hada meel wanaagsan maraya sida ay Madaxda Wasaaraddu sheegeen.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here