Wasaaradda Deegaanka Jubbaland oo Ol’ole Nadaafadeed ka sameeysay Kismaayo

0
84
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ka sameeysay Ol’ole  Nadafadeed oo sara loogu qaadayo bilicda iyo Nadafadda Magaalada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here