Wasaaradda Deegaanka Jubbaland oo lagu wareejiyay lix boqol (600) oo gaaska cunnada lagu kariyo

0
261
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Deeganka iyo Dalxiiska ee Dawlad Goboleedka Jubaland ayaa  lagu wareejiyay lix boqol oo xabo oo gaaska cunada lagu kariyo taasoo looga goleeyay sidii loo yareen lahaa xaalufinta dhirta.
Munaasbad kooban oo Wasaaradda loogu wareejinayay agabkaan loo qabtay  ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar kamida Wasiirada Dowalad Goboleedka Jubbaland ,gudoomiyaha Dagmada Kismaayo iyo  qaar ka mid ah ururada ka dhisan magaalada Kismaayo.
Agabkaan ayaa waxaa Wasaaradda ku wareejiyay Agaasimaha Deeganka iyo isbadalka cimilada ee Xafiiska Raisal Wasaraha Dowlada Fadaralka Soomaaliya  iyo Hay’adda ka dhisan dowlad goboledka Jubbland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here