Wasaaradda Deegaanka Jubbaland oo Faah-faahisay waxyaabaha u qabsoomay

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada dowlad Goboleedka Jubbaland Aadan Maxamed Hudle oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa kawarbixiyey  waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland intii u dhaxeysay sanadkii 2022 ila 2024 si gaar kawacyigalinta bulshada ee xaalufka deegaanka la qabsiga isbedelka cimilada iyo beerista dhir oo Wasaaradda u sheegay in ay qeyb ka qaadatay beerista 5kun oo geed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here