Wasaaradda Deegaanka Jubbaland oo dhir beeris ka biloowday xeebaha Kismaayo

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland oo ka duulaysa ka hortagga isbadalka sii kordhaya ee cimilada iyo dabaylo xoog leh oo lasaadaalinayo inay ku dhuftaan gobolka geeska Africa ayaa maanta dhir beeris ballaaran ku samaysay xeeb dalxiiseedka Liido ee degmada Kismaayo.
Barnaamijka dhir beerista oo uu horkacayey Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland iyo kuxigeenkiisa ayaa in ka badan 200 oo geed oo ah nooca ku baxa biyaha badda ee loo yaqaano Qandalka ku talaalay xeebta.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here