Wasaaradda Deegaanka Jubbaland oo boqol geed oo ku wareejisay hay’adda Gift of the Giver

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa hay’adda Gift of the Givers ku wareejiyay 100 geed oo loogu tala galay in lagu beero isbitaal ay hay’addu ka hirgalisay deegaanka Lug low ee waqooyiga Magalada Kismaayo.

Juweyriya Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here