Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Jaamacada Plasma Faraceeda Kismaayo ayaa kala Saxiixday Heshiis iskaashi oo la Xariira Cilmi baaris sida arimaha Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.