Bulshada deegaanada Jubbaland oo loogu baaqay ilaalinta Keymaha

0
30
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ilaalinta keymaha , Dhirta iyo duurjoogta ayaa waxaa ay la fadhabar u tahay deegaanka waxiyna ay ka qeybqataa yareenta isbadalka Cimilada
Xaalufinta Dhirta ayaa keentay  isbadalka Cimilada waxana hada ay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland ay wadaa qorsho lagu hormarinaayo keymaha iyo dhirta.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here