Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedalka Cimillada Jubbaland oo qabatay Tababar looga hadlayey la qabsiga Cimilada

0
35
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimillada Jubbaland ayaa tababar uqabatay bah wadaagta la qabsiga iyo isbadalka cimilada Jubaland oo ka kooban Wasaaraddo kala duwan iyo walibo aqoon yahano ka socda qeybaha kala duwan ee bulshada.
Tababarka ayaa waxaa daah-furay Agaasimaha Waaxda Khayraadka Dabiiciga iyo Keymaha Maslax Mowliid,wuxuuna ka warbixiyey waxyaabaha uu ku saabsanyahay tababarka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here