Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedalka cimilada Jubbaland oo ka digtay qatarta ka dhalan karta is bedalka cimilada

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedalka cimilada Jubbaland ayaa  maalmihii ugu dembeysay waday fariimo digniino ah oo ay uu dirayaan  shacabka Soomaaliyeed, iyadoo looga digaaayo halista ay keeni karto isbedalka cimiladda Adduunka.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here