Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedalka Cimilada Jubbaland oo faah-faahisay ahmiyadda mashruuca FSRP

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland, Mudane Ceydiid Suleymaan Xaashi, ayaa warbixin faahfaahsan ka bixiyay ahmiyadda uu leeyahay mashruuca FSRP (Food Systems Resilience Program), oo ah barnaamij lagu xoojinayo adkeysiga nidaamka cunnada iyo la tacaalidda isbeddelka cimilada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here