Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda Jubbaland oo bulshada ugu baaqday inay istimalaan dhuxusha Macmalka ah

0
108

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda Jubbaland ayaa dadka ay fatahaadaha iyo daadadku saameeyeen gaarsiisay dhuxusha macmalka ah.

Ku simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda Jubbaland Maxamed Cabdi Cabdulahi ayaa ka warbixiyay waxyaabaha laga sameeyay dhuxusha macmalka ah iyo faa’iidada ay bulshada u leedahay waxaa uuna bulshada ugu baaqay in dhuxusha macmalka ah ay isticmalaan si looga maarmo jarista dhirta.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here