Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland oo soo saaraysa sharciga Ilaalinta deegaanka

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gobolka Jubbada hoose wuxuu mar ahaan jiray gobolka ugu kaymaha badan Soomaaliya balse markii ay burburtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya waxaa meesha ka baxay ilaalinta deegaanka iyadoona dadku ay bilaabeen inay jaraan dhirta si ay dhuxul uga shitaan taas oo keentay xaaluf iyo nabaad guur ku dhacay dhulkii kaymaha ahaan jiray sidoo kalena waxaa fududaatay in isbadalka Cimiladu uu saamayn ku yeesho Gobolka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here