Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan xiliyada xagaaga ee ay dabayluhu kacaan ayaa xeebaha Madaalada Kismaayo ee liido iyo calanleey waxaa ka soo rogmada Bacaad badan,kaas oo ku soo gadooma wadada gasha Dekadda wayn ee Magaalada Kismaayo.
Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo ku shaqo leh arimaha Deegaanka ayaa sheegtay in ay ka shaqaynayso sidii caradaab Bacaadka ah meesha looga qaadi lahaa.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.