Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo tababar u furay qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda

0
210

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland Caydiid Suleymaan Xaashi ayaa magalada kismaayo ka Daah Furay Tabar tababar Loo qabtay Qaar kamida Shaqaalaha Wasaarada Deeganka iyo Dalxiiska Jubbaland iyo Kuwa Bah wadaagta la ah.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here