Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo soo xirtay Tababar socday muddo 3 cesho ah

0
351

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska ee Jubbaland ayaa soo gabagabeeysay mashruuc loogu magac daray CCB  oo  socday muddo 3 sano ah,kaas oo ahaa tayaynta wasaaradda isbadalka cimilada xaalufinta  dhirta iyo dabar gooynta ugaadha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here