Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay tababar ku saabsanaa la socodka deegaanka iyo u hogaansanaanta fulineed ee ilaalinta deegaanka.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.