Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hogaaminayo agaasimaha waaxda dhireynta iyo hormarinta Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland iyo agaasime ku xigeenka Wasaaradda ayaa kormeer shaqo ku tagay Deegaanka Goobweyn oo laga hirgaliyey Barnaamijka dhireyn ah iyadoona Deegaanka la gaarsiiyey in kabadan 200 oo geed.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.