Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Jubbaland oo  maalinta dhirta adduunka awgeed mashruuc dhiranayn ah ka samaysay Goobo muhiim u ah deegaanka 

0
323
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maanta oo ah 17 bisha april waxay ku beegan tahay maalinta dhirta iyadoo meela ka mid ah dalka laga xuso muhiimada ay leedahay dhirta
Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Jubbaland ayaa waxay dhirta noocyaded kale duwan ku talaashay guriga ku meel gaar ah ee madaxtoyada Jubbaland taasi ay ugu talagaleen munaasabadda maalinta dhirta adduunka awgeed .
Mashruuc dhireenta ayaa waxay ka bilbeeen Xafiisayada madaxtoyada   iyo goob kale oo loo asateeyay in lagu beero dhirta .
Dhirtu waxay ka mid tahay qayraadka rabbi uu ku maneystay dadka iyo noolaha kale waxayna u leeyihiin manaafacaad kala duwan oo lawada garanayo balse marka laga yimaado manaafacaadkaasi waxaa jira faa’iidooyin muhiim ah oo ay dhirtu leedahay kuwaasi oo nolosha u bahantahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here