Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay dhawaanahan Wasaarada Deegaanka iyo dalxiiska ay ka qeybisay burjikoyin qaar ka mid ah xaafadaha ku yalla Degmada Kismaoyo.
Wasaaradda sidoo kale jir dhalinyro ay wasaarada u tababareso in ay bartaan xirfada logu sameeyo burjikada si loga maaramo burjikoyinka dalka dibadiisa laga keenaya
Cabdinuur Sabriye,ayaa waarbixintan inooga diyaariyay.