Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Jubbaland oo ka hadashay sida ugu fudud ee lagu joojin karo bacaha balaastiiga ah

0
130

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Bacaha balaastiiga ah ee ay inta badan bulshada Soomaliyeed ku adeegtaan ayaa ah ku saamayn wayn ku yeesha bilicda Deegaanka iyo sido kale bad qabka xoolaha’ maadaama dadku marak ay bacaha adeega ku keensadaan guyohooda ay ka maar maan oo banaanka isaga tuuraan taasna ay keento in ay xooluhu cunaan sido kalana ay nadaafad daro u keenaan deegaanka

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here