Wasaaradda Deegaanka Iyo Dalxiiska Jubbaland oo Furtay Mashruuca yaraynta Isticmaalka Dhuxusha.

0
213
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jarista dhirta waxaa ay dhibaato u keenta bilicda degaan sido kalana waxaa ay horseeda   nabaad guur xoogan xawaaraha Jarista dhirta ayaa ah mid aad u sareeya gudaha dalkeena Soomaaliya sababaha ugu badan ee dhirata loo jaro ayaana ah in loo adeegsado dhuxul iyo xaabada la shito .
Si loo ilaaliyo bilicda degaanka loona yareeyo Jarista dhirta ayaa wasaarada degaanka iyo dalxiiska dowlad goboledka Jubbaland waxaa ay Magaalada Kismaayo ka daah furtay Mashruuc lagu yaraaynayo isticmaalka dhuxusha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here