Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa baaq Ku aaddan Nadaafadda Xeebaha u dirtay Shacabka ku nool deggan Xaafadaha kala duwan ee teedsan Xeebta dheer ee magaalada Kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.