Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo dadka ku sugan deeganada waqooyi ee magaalada kismaayo u qeybisay Agabka raashinka lagu karsado

0
154

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland ayaa dadka degan deegaanada Ceel-Jaalle, Istanbuul iyo Lugloow oo dhammaantood dhaca duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo gaadhsiisay agab isagu Jira Burjikooyin iyo sidoo kale Sooralarada cadceedda Ku Shaqeeya oo casri ah.

Wasaaradda ayaa uga gollahayd qaybinta Agabkani sidii Loo yarayn lahaa Isticmaaka dhuxusha iyo Jaridda dhirta oo ay dhibaatooyin badani ka dhasheen.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warkaan inooga soo diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here