Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qaar ka mid ah dadka ku nool Deegaanka Goobwayn u qaybisay 8 boqol oo Burjikooyin ah.
Barnaamijkaan ayaa ah mid ay wasaaeraddu uga golleedahay in bulshada laga wacyi galiyo jarista dhirta si loo yareeyo xaalufinta iyo nabaad guurka ka dhasha goynta dhirta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.