Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo Bulshada uga Digtay Jarista Dhirta

0
278
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulan ay soo qaban qaabisay wasaarada Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbalana ayaa waxaa looga hadlay sidii loo joojin Jarista iyo Ka Ganacsiga Dhirta.
Kualanka ayaa waxaa kasoo qeyb qeyb galay masuuliyiin kala duwan ee maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Cowke cali cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here