Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhirtu waxaa ay qurxisaa bilicda deegaanka iyo meelkasta oo lagu beero ama ay si iskeed ah uga  soo baxdo,Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska  dowlad goboledka Jubbaland ayaa kismaayo ka bilowday Olole dhir beeris ah.
Wasaaradda  ayaa dhirta ku beeraysa xarumaha dowlada iyo goobaga kale ku haboon in dhirta laga abuuro,ol’ole han oo logu macag daray  qof iyo geed ayaay wasaaraddu ka samaysay alqalka martiga Jubbaland ee magaalada Kismaayo .
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.
        