Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland ayaa faahfaahisay saameynta ka dhalatay isbadalka Cimilada

0
311

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa faahhfaahisay Roobab dabeylo wata oo ka da’ay deegaano ka tirsan Jubbaland,agaasimaha guud ee Wasaaradda Deegaanka Seynab Rashiid Cige ayaa warbaahinta uga warbixisay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here