Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiis ka Jubbaland oo soo bandhigtay Qalab lagula soconayo Isbadalka Cimilada

0
299

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Jubbaland  ayaa waxa ay soo bandhigtay qalab muhiim ah kaas oo lagula socon doono hawada iyo xili roobeedka iyadoo ay Wasaaraddu sheegtay in qalabkan ay iyada soo iib satay maadaamo uu qeyb weyn ka qaadanayo howlaha shaqo ee wasaaradda

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here