Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland Ceydiid Suleebaan Xaashi oo kahadlayay shir looga hadlaayey sidii loo joojin lahaa Jarista dhirta ayaa sheegay in ka Wasaaradda ahaan ay wadaan qorsheyaal lagu beeeraayo geedo badan.
Iidle Aadan Mahamed :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.