Wasaaradda Dastuurks Jubbaland oo tababar u soo gaba gabaysay Ururada Haweenka iyo dhalinyrada degma

0
340
Kismaayo(Idaacada Waamo)tababarkaan oo Mudo Labo Cisho Ah Hotel macca ooga Socday Ururada Dhalinyarada Iyop Haweynka Degmada Kismaayo Waxaan Labarayay  Dib Uhishisiinta iyo Nabada
Qaar kmaid Ah Dadkii Kafaideystay tababarka Ayaa Uhamad Celiyay Wasarada Dastuurka Iyo Arimaha Fadaraalka Dowlad Goboleedka Jubbalad Oo Iyadu Soo Qabatay tababarkaan
wasiirka macdanta Tamarta iyo Biyaha Jubbaladn OO Goob joog ahaa Xiritaanka tababarka
Ayaa Shegay in Ay Wasarada Dastuurka Ay  tababarkan Kusoo Beegtay Xili Loo Bahnaa Maadama Ay Dhalinyarada Iyo Haweynka Yihiin Ururada Udhaq Dhaqaaqa Bulshada
Wasiirka Wasarada Dastuurka Iyo Arimaha Fadaraalka Dowlad Goboleedka Jubbalad
 Cumar Maxamed  Cabdi Ayaa Gaban Gabdii tababarka Soo Xiray Waxuna Shegay in ay  Wasarada tababarkan Kuwo Lamid Ah Ay Dhawaan Gaarsiin Doonto Degmoyinka Kale Ee Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here