Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasiirka Wasaarada Dastuurka iyo Arimaha Fadaraalka Jubbaland Cumar Maxamed Cabdi ayaa Ka Waramay Hormarada ay sameysay Wasaarada Arimaha Dastuurka isagoona shegay in wasaarada ay qabatay kulumo ay bulshada iskugu keenayso.
Dhanka kale wasiirka ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey Guud ahaan shaqoyinka horyaalo wasaarada iyo kuwa ay hatan wax ka qabteen.