Dakadda Kismaayo oo lagu sameeynayo dib u dayactir

0
93

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dakadda Magaalada kismaayo oo kamida dakataha ugu muhiimsan dalka lana dhisay todobatameeyadii xiligii dawladii kacaanka ahayd ayay wasarada dakadaha iyo Gaadiidka bada Dolad ngobaleedka jubbaland wadaa dadaalo lagu doonayo in lagu baladhiyo dakata sidookalana dayac tir lagu sameeyo

Hadaba wasiirka wasarada dakadaha iyo gaadiidka bada jubbaland Sulaymaan Maxamad Maxamuud ayaa kawarbixyaya qorshayaasha wasarada uga dagan dayactirka Dakadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here