Wasaaradda Caddaaladda Jubbaland oo kulan la qaadatay madax ka socotay Unsom

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland Cabdullaahi Cabdiqaadir Aadan (Qaanuuni) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley, u qaabilsanaha arrimaha caddaaladda iyo xabsiyada ee hay’adda Unsom oo ka shaqeysa hormarinta booliska iyo hay’daha caddaalada, ee Soomaaliya.

Hablo ka socday ciidamada Booliska iyo Asluubta oo ay Unsom siiso tababarro kala duwan oo shaqooyinkooda la xiriira ayaa kulanka goobjoog ahaa.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here