Wasaaradda Caddaalada Jubbaland oo qabatay Tababar ku saabsan Badbaadinta caruurta 

0
137
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Cadaaladda Jubbaland ayaa tababar ku saabsan Badbaadinta iyo ka hortagga xad-gudubyada lagula kaco caruurta u qabatay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Jubbaland iyo Haweenka Wasaaradda Kala shaqeeya Ariamaha Xallinta Khilaafaadka.
Tababarka ayaa waxaa kasoo qeyb galay wasiirka wasaarada cadaalada Jubbaland, Ku xigeenkiisa, iyo Agaasimaha Wasaarada qaar ka mid ah Ururadka Haweenka iyo Odoyaasha dhaqanka Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here