Wasaaradda Caddaalada Jubbaland oo hormarineyso Madaarista lagu barto Culuumta Diiniga ah

0
316

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Goobaha Lagu barto Culuumta Diiniga ah ee Ku yaal Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu sameeyn doonaa hormarin ballaaran, taasi oo qeyb weyn Ka qaadaneyso in la xoojiyo waxbarashada Diiniga ah oo ay dhigtaan dad aad u badan oo ku nool Magaalada Kismaayo, Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Iyo Arimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubband maxammed Abuu yuusuf oo ka hadlayay Munaasabad  ay ku Qalinjabinayeen Arday baratay Culuumta Diiniga ah ayaa sheegay in ay markaan wasaaradda u soo jeesatay sidii loo hormarin lahaa  Madaarista lagu barto Culuumta Diiniga ah.

Iidle Aadan Degane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here